Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In kabadan 61 qof oo kamid ah dadka qaba baahiya gaar ka ayaa magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Somaliland loogu qaybiyay Deeq lacageed oo ka timid ururka Haweenka Hoodaale ee Magaaladaasi.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.