Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday qoysaskii ka Barakacay Fatahaadda Baladweyne.

0
86

Jowhar – (  Radio isnaay ( Qoysaskan oo ka barakacay qeybo kamid ah Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan Islmarkaana ku nool  deegaanka Balad Nuur ee ku yaala duleedka Galbeed ee Baladweyne  ayaa xiligan wajahaya xaalad nolol xumo oo ay kamid tahay Hoy-laan caafimaad daro iyo raashiin la-aan.

Cabdicasiis Xasan ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here