Ololaha 16-ka maalmood ee ka hortaga tacadiyada ka dhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha oo Jowhar lagu qabtay.

0
87

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Barnaamijkan 16-ka maalmood ee looga hadlayay tacdiyada ka dhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka Hirshabeelle ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 50 ruux oo isugu jira haween iyo gabdho.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here