Xiriirka Kubada Cagta Hirshabelle Oo baaq u diray Qurbo Joogta

0
91

Jowhar ( Radio Isnaay)- Gudomiyaha xirirka Kubadda cagta Hirshabelle Yuusuf Xaamud Jaras ayaa waxa uu baaq codsi ah udirayaa Qurbojoogta,Ganacsatada , Xildhibanada iyo Wasiirada Hirshabeele isagoona ka codsaday in la garab istaago Cayaartoyda Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here