Deeq ka kooban dhar iyo alaabaha guryaha Oo Loo Qeybiyay qoysas ku nool Kismaayo.

0
73

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ardayda, Macalimiinta iyo maamulka dugsiga, hoose, dhexe iyo sare ee Guulwade ee magaalada Kismaayo ayaa deeq ka kooban dhar iyo alaabaha guryaha uqeybiyey 270 qoys oo dib udajin loogu sameeyey degaanka Qaamqaam.

Waxaa Soo jeedineysa : –Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here