Biyaha roobka oo Saameeyay isku socodka wadooyinka Kismaayo.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobabka maalmihii lasoo dhaafay ka da`ay ayey sameyn ku yeesheen wadooyinka qaar ee dhexmara magaalada Kismaayo, iyadoo wadooyinka muhiim ah uu roobka biya dhigay kuwa kalena daadadki roobka ay ka dhigeen dooxooyin gawaaridu aney mari karin.

Waxaa Soo jeedineysa : –  Maryama Shiikh cabdi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here