Deeq raashin ah oo Baladweyne loogu qeybiyay qoysas danyar ah.

0
82

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Deeq raashiin ah gaarsiiyey qaar kamid ah qoysaskii ka barakacay fatahaada Magaalada Baladweyne.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis Sokor  Caano iyo Saliid.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here