Hordhac: Arsenal Vs Wolves:

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa marti galinaysa kooxda Wolves kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Gunners ayaa doonaysa in ay sii dheeraysato hogaanka horyaalka Premier League marka ay la ciyaarayso Wolves.

Dhinaca kale kooxda Wolves ayaa isku dayi doonta in ay joojiso tareenka goolasha ee kooxda Arsenal.

Kulanka: Arsenal Vs Wolves

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 6:00

Garoonka: Emirates

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Arsenal ayaa doonaysa in ay guushi shanaad oo xiriir ah ka gaarto kooxda Wolves.

Wolves waligeed shabaqeeda ma aysan ilaashan 18-kulan oo ay Premier League la ciyaartay Arsenal.

Gunners ayaa dhalisay 7 gool iyada oo aan wax gool ah laga dhalin markii ay labada gool ka dhalisay Wolves xilli ciyaareedkii hore.

Arsenal ayaa gool dhalisay 31-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay la ciyaartay kooxda Wolves tartamada oo dhan,waxana uu socday ilaa bishii February 1979-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here