Dhaqaatiirta Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka Waraabowga.

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka waraaboowga waa cudur ka mid ah cudurada ku dhaca bani,aadamka,  soomaaliduna ay qeyb ka tahay  waxaana keena bagteeriaya  iyadoo in badan lagu kala qaado galmada sida lamaanaha isqaba Sida ay sheegeen dhaqaatiirta.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here