Kulan looga hadlayay doorka Haweenka ay ka qaadan karaan Nabadda oo Muqdisho lagu qabtay.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha XFS ayaa magaalada muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay doorka ay haweenka somaaliyeed ka qaadan karaan nabadgalyada iyo amniga.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here