Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay fatahaada.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo deegaanada Hoosyimaada Magaalada Jowhar ay sameeysay fatahaada uu sameeyay wabiga ayaa waxaa madaxweynaha Hirshabeelle Cali cabdullahi Xuseen Guudlaawe ku baaqay in loo gurmado dadka ka barakacay fatahaada wabiga.

Waxaa Soo jeedineysa : – xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here