Wado cusub oo laga dhagax dhigay Magaalada Kismaayo.

0
141

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo ka dhagax-dhigay waddo laamiya oo 4KM ah, iskuna xireysa qaar kamid ah xaafadaha magaalada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here