Olole lagula dagaalamayo Halista Kaneecada Oo Ka Bilowday Gaalkacyo

0
82

Jowhar (Radio Isnaay)-Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo kaa shanaysa Hay’adda caafimaadka aduunka WHO ayaa degmada Galkacyo ka bilawday buufinta kaneecada, kaas oo soconaya in mudo ah qorshuhuna yahay in inta badan xaafadaha Magaalada la buufiyo,si loogu hortago halista Kaneecada leedahay.

Kadib markii inta badan magaalada ay roobab ka da’een biyuhuna fariisteen waxay sabab unoqon karaan caafimaad daro iyo in ay ka dhashaan xanuuno kala duwan,Gudoomiyaha Gobolka, Duqa degmada Galkacyo, Taliyaha daraawiishta gobolka, iskuduwaha waaaradda caafimaadka gobolka saraakiil ka socday hay’adda WHO ayaa ka qaybgalay daahfurka ololahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here