Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad boqol qoys ayaa ka barakacday tuulada golaleey oo hoostimaada degmada Jowhar.
Dadkan ayaa ahaa beeraleey ,beerahiina waxa abaabiyay biyaha, xareeda ee roobabka ah ,iaygoo u Barakacay tuulooyinka doon furuqle iyo qarqaroow oo dhanka galbeed kaga began tuuladaasi.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.