Baabuur gargaar sidda oo gaartay Gaza

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ugu yaraan lixdan baabuur oo kuwa xamuulka qaada ah ayaa gaaray Qaza iyagoo soo maray marinka Rafax ee Masar, taasoo qeyb ka ah xabbad joojinta.

Qaar ka mid ah Falastiiniyiinta ayaa bilaabay inay dib ugu laabtaan guryahoodii, inkastoo ay digniin ka soo saartay Israel oo ku aadan in xabad joojinta ay tahay mid ku meel gaar ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here