Liiska Shirkadaha ku Guulaystay Tartanka Adeega Xajka Oo La Shaaciyay.

0
94

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddiga Tartansiinta Shirkadaha adeega xajka ayaa soo saarey liiska magacyada shirkadaha ku guuleystey fulinta adeega xajka sanadka 1445/2024.

Guddoomiyaha Guddiga Tartansiinta shirkadaha Adeegga Xajka ahna agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim oo ay garab taaganyihiin xubnaha Guddiga ayaa ku dhawaaqay natiijada tartanka shirkadaha.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here