Dhallinyaro Baladweyne ka hirgeliyay dooman mac-mal ah oo lagu badbaadiyo dadka.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameeyay doomo mac-mal ah kuwaasi oo loogu tala galay in lagu soo bad-baadiyo dadka ku go,doonsan qaar kamid ah xaafadaha magaalada Baladweyne ee ay saameysay fatahaadda wabiga shabelle.

Waxa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here