Jowhar – ( Radio isnaay ) – Golaha Deegaanka Degmada Jowhar ayaa waxa ay yeesheen kulan ay ugu hadleen Xaaladaha Fatahadaha Magaalada Jowhar iyo sidii gargaar loo garsiin lahaa dadka ay saameyeeen fatahaadaha Webiga Shabeelle uu ka geystay deeganada hoosyimaada Jowhar.
Warbixinta warkan waxaa soojeedinayso:- Xaliimo Cali Ibraahim