Roob Saameyn kuyeeshay Xoolo Dhaqatada Tuulada Qurac Madoobe ee Degmada Mahadaay.

0
165

ROOB IYO FATAHAADO ISBIIRSADAY AYAA SAAMEEYN KU YEEHSAY  DADKA DAGAN TUULADA QURAC-MADOOBE  OO AHAA BEERALEEY IYO XOOLO DHAQATO KUWAAS OO SHEGAY INAAY KU NAFWAAYEEN  XOOLO ISUGU JIRO IDO IYO CARI,AD SIDOO KALENA UU SAAMEEYAY DALAGYADII U BEERNAA

DAAHIR CABDULLE TOXOB OO KAMID AH DADKA AY XOOLHA UGA DHINTEEN AYA ARADIO ISNAAY UGA WARBIXIYAY

WAXAA INOO SOO JEEDINEEYSA:-  MARYAMA SHIIKH CABDI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here