Dowladda Zimbabwe oo xaalad degdeg ah gilisay casimadeeda

0
113

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Zimbabwe ayaa xaalad degdeg ah kaga dhawaaqday caasimadda Harare sababo la xiriira cudurka daacuunka oo ka dilaacay halkaas oo ay ku dhinteen in ka badan boqol qof. Maamulka ayaa codsanaya in laga caawiyo xakameynta fiditaanka iyo in la helo biyo nadiif ah . Waxa jira ilaa todoba kun (7,000) oo kiis oo la tuhunsan yahay inay ilaa hadda jiraan.

Talaadadii, mas’uuliyiinta ayaa ka mamnuucay ganacsatada waddooyinka inay ka howlgalaan bartamaha Harare talaabadan oo looga gol leeyahy in lagu xakameeyo faafitaanka cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here