Jowhar – ( Radio Isnaay )- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray degamada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha dhexe xili ay da’ayan roobka deyrta iyado ay ku darsatay fatahaada wabiga shabeelle.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.