Jowhar – ( Radio Isnaay ) -JGudiga gurmadka fatahaadaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashanaya Hay’adda Xasaani ayaa magaalada Baydhabo deeq raashin ugu qaybisay inkabadan 500-boqol oo qoys kuwaas oo sameeyn ay ku yeelatay Fatahaada El nino.
Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.