Maamulka degmada Baladweyne oo shaaciyay tirada dadka ka barakacay fatahaadda.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 600 oo kun oo ruux ayaa ka barakacay xaafaddaha Magaalada Baladweyne kadib markii ay sameeyeen daadad ka soo rogmaday webiga shabelle.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here