Maamulka gobolka Hiiraan oo howlgaliyay Doomo lagu badbaadiyo shacabka ku go’dooma Baladweyne.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha gobolka hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa sheegay in  la howlgaliyey 3 doomood oo hay’adda DRC sanad ka hor kuwreejisay wasaarada gargaarka Hirshabeelle islamrkaana loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ku’godoomay deeganada hoosyimaada baladweyne iyo xaafadaha magaalada .

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedinaya :- Maxamed Abukar Cabdiraxmaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here