Kulan Looga Hadlayay Daadadka Roobka Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa xaruunta Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka DGKGS kulan ku yeeshay Guddiga gurmadka Fatahaada KGS oo dhawaan madaxweynaha kg uu magacaabay, waxaana kulanka ka soo qeyb galay dhamaan xubnaha gudiga oo isugu jira wasiiro iyo maamulka degmada iyo kan gobalka baay.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here