Maamulka Gobolka Sh/dhexe Oo cosaday baahinta Golaha Deegaanka

0
66

Jowhar (Radio Isnaay) –  Guddoomiyaha Gobalka Sh/dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa Wasaarada Arimaha Gudaha Hirshabelle ka codsaday in dhismaha Golaha Deegaanka lagaarsiiyo Degmooyinka kale ee katirsan Gobalka Sh/dhexe.

Warbixinta Warka waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here