Barakac kadhashay Roobka Magaalada Jowhar.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Afartii cisho ee ugu dambeeysay Magalada Jowhar iyo deegaanada ku xeeran waxaa ka da’ayay roobab xoogan kaasi oo saameeyn ku yeeshay xaafadaha qaar ee Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nurr.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here