Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha komishinka xaquuqada aadanaha maamulka Soomaaliland Mudane Cabdi Samad Sacad ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay kulan ku saabsan daneeyaasha xaquuqal insaanka Soomalind isla markaana uu soo qaban qaabiyay komishinka xaquuqal aadanaha Soomaalind.
Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.