Roobab ka da’ay Jowhar oo Saameeyn ku yeeshay dadka iyo duunyada.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha xaafadda hantiwadaag Cusmaan Xuseen Cumar ayaa sheegay inaay jiraan saameeyn xoogan oo roobabkii  ka da,ay 24 saac ee ugu danbeeyay ay ku yeesheen xaafadda uu gudoomiayaha ka yahay ,waxa uu sheegay dhamaan biyaha  kasoo rogmada xaafadaha jowhar inaay soo galaan xaafaddan oo ku taal meel hoose.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here