Waxgaradka Jowhar Oo Baaq Nabadeed udiray Beelo Walaalo ah

0
147

Jowhar (Radio Isnaay)- Iyadoo ay socoto waanwaan loosoo jeedinayo beelaha walaalaha ah ee kunool deegaano hoostago Degmada Cadale ee Gobalkani Sh/dhexe ayaa Bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar waxa ay soo dhaweeyeen waanwaanta iyadoona Odiyaasha dhaqanka Magaalada Jowhar ay baaq nabadeed u direen beelahaasi.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Cabdifitaax Axmed Macallow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here