Xarunta Gurmadka Deg dega Caafimaadka oo laga dhagax dhigay Muqdisho

0
128

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee Caafimaadka Dadweynaha ahna xarunta guud ee waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar.

Waxaa Soo Jeedineysa : – xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here