Ganacsatada Degmada Xudur oo ka hadlay sare ukac kuyimid Qiimaha Maciishada.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool ayaa waxaa Go,doonsanayd oo aysan soo galin Gadiidka Badeecadaha mudo ka badan Sideed sano,  nolosha dadka magaalada waa mid adag marka loo ego magaalooyiinka isku isku socodkooda ayasan xirnayeen.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here