Wabiga Jubba oo kufatahay deegaano kamid ah Jubbaland.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada kunool Tuulooyinka Wargul, Siinka-dheer iyo Baarka oo hoostaga magaalada Kismaayo ayaa waxa kusoo fatahay wabiga Jubba oo mara tuuloyinkaasi.

waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here