Wacyigelin ku saabsan ka Hortagga Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka oo laga bilaabay Baydhabo.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed iyo Ururka Amniga iyo nabadeynta Haweeenka oo wasaarada hoostaga ayaa Wacayi gelin ku saabsan ka hortaga iyo wax ka qabashada tacadiyada ka dhanka ah haweenka ka bilaabay xarumaha Barakacayaasha Baydhabo.

waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here