Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo wadda qorshe lagu horumarinayo xarumaha Caafimaadka.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada caafimaadak Hirshabelle ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Wasaaradaha Caafimaadka Dowlada Dhexe & Dowlad Goboleedyada oo lixdii bilba mar la qabto kaasi oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareebee Xarunta Galmudug.

Waxaa Soo jeedineysa : – xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here