Dugsiyada lagu baranayo Xirfadaha Farsamada Gacanta oo ku badanaya Baydhabo.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiga Waxbarashada Yacquub Yuusuf Al-xamadi Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa wax ka barata Ardey fara badan,iskuulka ayaa waxaa lagu bartaa maadooyinka laga dhigo iskuulada kale,balse waxaa u sii dheer in lagu barto Xirfadaha Farsamada gacanta sida Xarqaan Tolista faryaammada Fuundiga Cilaan saarka iyo kuwa kale.

waxaaa Soo jeedinaya : – maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here