WARARKA Goobaha lagu Iibiyo Macmacaanka Oo Kusoo badanaya Jowhar By admin - October 23, 2023 0 145 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa mudooyinkan dambe kusoo badanaya goobaha lagu iibiyo macmacaanka nuucyadiisa kale duwan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/10/Warbixin-Jowhar-Tarsanh-23-10-2023.mp3 Share this:FacebookX