Xaalad dhanka nolosha ah Oo soo wajahday Qoysas ku nool Magaalada Jowhar

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo malmahan ay magalada Jowhar ay ka da’ayeen Robab  ayaa Waxa ay saameyn Robabkaasi kala kulma dadka danyarta ah ee ku nool xaafadaha Magalada Jowhar

Qaar ka mid ah qoysas ku nool magalada howhar ayaa ka waramay saameynta Robabakii ka da’ay magalada iyaga oo sido kale Maamulka Hirshabelle iyo Hey’adaha gargaarka bixiya ka codsaden in ay la so gaaran gurmad

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here