Maamulka Jubaland Oo ku baaqay in loo gurmado bulshada Degmada luuq

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Godoomoyaha Hay’ada Barakacayaasha iyo Qoxootiga Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa hay’adaha Samafalka ugu baaqay in ay Gargaar degdeg ah ay gaarsiiyaan Bulshada  kunool Dagmada Luuq ee gobalka Gado, kuwaas oo ay saameeyeen Roobabkii mahiganada ahaa ee  ka da’ay Dagmada iyo Nawxigeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here