Olole dhir beeris ah oo laga Bilaabay deegaanada Soomaliland

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Soomaliland ayaa dhawaan bilaabeysa ololaha dhir beerista degmooyinka iyo deeganada Soomaliland

In kabadan labo kun oo geed oo loogu talagalay in lagu beero goobaha waxbarashada xarumaha dowlada isbitaalada iyo wadooyinka ayeey diyaarisay wasaarada deegaanka Soomaliland.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here