Daadad ku Rogmaday Magaalooyinka Beledweyne & Luuq Oo Shacab Badan Saameeyey.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobab xooggan ayaa ka da’ay Magaalooyinka Baladweyne iyo luuq oo ka kala tirsan Hiraan iyo gedo kuwaasi oo ka dhasheen daadad kusoo rogmaday inta badan xaafadaha magaaladaasi.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here