Madaxweyne Guudlaawe oo Xariga ka jaray laanta bangiga dhexe ee Magaalada Jowhar.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xarig jaray Laanta cusub ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ay ku yeelan doonto Magaalada Jowhar Caasimada Dowladda Hirshabeelle.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here