Jowhar- (Isnaay Radio) Qoysaskaan oo ka soo baracakay tulooyinka ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa soo gaaray kaamka mubaarik oo ku yaalo Xaafadda Hoolwadaag ee magalada Baladweyne .
Dadkaan ayaa ahaay xoolo dhaqato iyo beraleey ay saameysay abaartii soo martay dalka kuwaas oo aan heysan hooy cunto iyo biyo.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.