Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka Cisbitaalka IMC Ee Magaalada Jowhar.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamuud xasan Bariise oo ah duqa Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle ayaa deeq daawo ah ku wareejiyay maamulka isbitaalka Magaalada Jowhar ee IMC  midaasi oo loogu talo galay in lagu dabiibo bukaannada jiifa Cisbitaalka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here