Dhaqaatirta Magalada Jowahr Oo ka digay xanuunka Shuban Biyoodka

0
69

Jowhar (Radio Isnaay) Iyadoo Xanuunka shuban biyoodka uu ka mid yahay cudurada halista ah ee haleela caruurta iyo dadka waaweyn islamarkaana  dilaaca xiliyada kuleelaha  iyo Roobaadka aya Dhaqatiirta magalada Jowahar ee caasimada Hirshabelle waxa ay ka digeen halistiisa.

Warbixinta Warkan Waxaa Soojeedinayso:- Xaliimo Cali Ibraahim’

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here