Maamulka Isbitalka Dhimirka Jowhar Oo Baaq u diray Bulshada

0
95

Jowhar (Radio Isnaay) Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle waxaa ku yaalo hal xarun oo lagu Xanaaneeyo Dadka Dhimirka la’a, Maxamed Muuse Jilacow oo ah maamulaha Xarunta Dhimirka ee Magaalada Jowhar oo lahadlay Radio Isnaay ayaa Maamulka iyo Bulshada ka cadsoday in garab ay ku siiyaan Dayactirka iyo qalabeynta Xarunta Dhimirka.

Warbixinta Warkan Waxaa Soojeedinayo:- Cabdifitaax Axmed Macalow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here