Beeraleyda Jowhar oo Codsaday in abuurka lasiiyo xilliga ku haboon beerashada.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Jowhar ayaa ka cabanaya inaan la siin abuurka xilliga ay beeraleeyda ubaahan yihiin,wasaaradda beeraha iyo hey’addaha taageero beeraleyda ayey ka codsadeen  inaay helaan waqtiyada ku haboon beerashada si,ay uga faa,iideeystaan abuurada lasiiyo.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here