Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbitaalkan Hooyada iyo dhalaan ee Hey’adda IMC ee Magaalada jowhar ayaa ah isbitaal kaliya ee hooyada iyo dhalaanka ee G/SH/Dhexe oo si lacag la,aan ah loogu dabiibo bukaanada gaar ahaan hooyada iyo Carruurta, inkastoo uu jiro isbitaal gobaleedka gobolka sh/ Dhexe oo isna bukaanada caadiga lagu dabiibo.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.