Roobab ka da’ay Sanaag oo Saameeyn ku yeeshay isku socodka ganacsiga iyo gadiidka.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili qeybo kamid ah gobolada dalka uu ka curtay xili Roobaaadkii deyrta islamarkana jidadka Gobolka Sanaag ay dhax fadhiyaan biyo ka dhshay roobka ayaa hadana biyaha fadhiya wadooyiinka waxa ay saameyn ku yeesheen iksu socodka ganacsiga iyo gadiidka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here