Maayarka Baladweyne oo ka digtay qataraha fatahaada Wabiga.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa ka socda magaalada Baladweyne ee gobolka hiiraan  dhismaha biyo xireenka looga hortagayo qasaare ka dhasha fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeele ee dhexmara magaalada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here